Daawo qaybta 3-aad ee Heesaha Bandhigga Ciidda Xiddigaha Geeska

Aftahan :- Qaybteennan Aftahannews ee Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybta 3-aad ee Heesaha Bandhigga Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee Ciidal-Adxa ay ku soo bandhigeen Telefeshinka Qaranka Somaliland.

Halkhan Hoose ka Daawo Muuqaallada Heesaha Bandhigga Xiddiga Geeska ee Habeenkii Ciidda ee SLNTV ka duubay.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.