Halkan ka Daawo Hees Cusub oo ka hadlaysa Taariikhda iyo Khayraadka Magaalada Berbera

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo loo sameeyey magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ee dalka Somaliland. Heestan loo sameeyey Magaalo-Xeebeedda Berbera oo lagu kala dhig-dhigayo khayraadka iyo taariikhda faca wayn ee ay Berbera leedahay waxa ku luuqaynaya Fannaanka Codka Toolmoon ee Maxamed Siciid BK, ee Daawasho wacan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.