Daawo Heesta Cajiibka ah ee ay wada qaadaan Xasan Aadan Samatar iyo Aamina Cabdillaahi Xirsi

Waxaannu Boggeennan Aftahannews ee Suugaanta iyo Dhaqanka idiinku soo gudbinaynaa Heesta Gahaydhle oo ay ku luuqeeyaan Fannaaniinta Codka Toolmoon ee Xasan Aadan Samatar iyo Aammina Cabdillaahi Xirsi, isla markaana uu curiyey Abwaanka caanka ah ee Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan-ganay) oo uu qoraalka Midhahana ku ladhay Muuqaalkan Caydaruus Sheekh Cumar. 

XASAN AADAN SAMATAR IYO AAMINA CABDILLAAHI XIRSI

Ka Daawo Muuqaalka Heestan oo Erayada Midheheeda oo Qoraal ahi dul-saaran yihiin Erayada:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.