Hargeysa(Aftahannews):- Farxiya-Fiska Fannaanadda Soomaaliyeed ee aadka loo jecelyahay, ayaa la ilmaysay qiirada Heesta ay qaaddo ee Somaliland, taas oo Dadweynaha Reer Somaliland ee ku sugnaa Shawgeeda Hargeysa aad ugu qushuuceen, isla markaana fadhiga ka kicisay, dareenkoodana aad u beddeshay.
Heestaas iyo Qiirada ay Fannaanaddu muujisay ee Indheheeda ilmada ka keenay oo Dad badan oo kalena raaciyeen oohinta Qiirada iyo Qushuuca waddaniyadda iyo walaalnimadu leedahay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.