Farxiya-Fiska oo La Ooyday Qiirada Hees Waddani ah iyo Qushuuca Reer Somaliland

FARXIYA-FISKA OO LA OODAY QIIRADA HEESTA SOMALILAND HARGEYSA LIVE SHAW
FARXIYA-FISKA OO LA OODAY QIIRADA HEESTA SOMALILAND HARGEYSA LIVE SHAW

Hargeysa(Aftahannews):- Farxiya-Fiska Fannaanadda Soomaaliyeed ee aadka loo jecelyahay, ayaa la ilmaysay qiirada Heesta ay qaaddo ee Somaliland, taas oo Dadweynaha Reer Somaliland ee ku sugnaa Shawgeeda Hargeysa aad ugu qushuuceen, isla markaana fadhiga ka kicisay, dareenkoodana aad u beddeshay.

FARXIYA-FISKA OO LA OODAY QIIRADA HEESTA SOMALILAND HARGEYSA LIVE SHAW
FARXIYA-FISKA OO LA OODAY QIIRADA HEESTA SOMALILAND HARGEYSA LIVE SHAW

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

SHAWGA FARXIYA-FISKA EE HARGEYSA QUSHUUCA REER SOMALILAND
SHAWGA FARXIYA-FISKA EE HARGEYSA QUSHUUCA REER SOMALILAND

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Heestaas iyo Qiirada ay Fannaanaddu muujisay ee Indheheeda ilmada ka keenay oo Dad badan oo kalena raaciyeen oohinta Qiirada iyo Qushuuca waddaniyadda iyo walaalnimadu leedahay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.