Boorama(AFNS):- Fannaanka Mukhtaar Daa’uus oo ah Fannaan cusub, ayaa soo saaray Hees Cusub oo uu Curiyey Abwaan Gees-diir, waxaanannu Muuqaalka Heestaas iyo Qisadeeda Fannaanka oo ka sheekaynaya idiinku soo bandhigaynaa qaybteenna Suugaanta iyo Dhaqanka ee Aftahannews.com
Muuqaalka Heesta iyo Habka ay isugu dhacayso Fannaanka oo qaadaya, kana sheekaynaya, waxaad kaga bogataan Muuqaalkan hoose, daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.