Qiimaha Baatroolka oo Halkii ugu sarraysay Abid lagu iibinayo iyo Gaadiidlay Cabasho ka muujiyey

Boorama(Aftahannews):- Gaadiidlayda kala duwan ee ka hawlgala magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa Cabasho ka muujiyey Sicir-bararka ku yimi Qiimaha Shidaalka, gaar ahaan Baatroolka oo Cirka isku shareeray maalmihii u dambeeyey, iyada oo ay Suuqyada magaalooyinka kale ee Somaliland ee Shidaalkuna kala siman yihiin qaaliyoow-ga.

Warbixin ku saabsan Sicir-bararka ku yimi Shiidaalka oo halkii ugu sarraysay ka gaadhay suuqyada Somaliland, gaar ahaan Tan Boorama laga diyaariyey, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannrews.com
Hargeysa/Somaliland.