“Imaaraadku Wuxu ii Adeegsaday Nabad-sugidda Soomaaliya, Si ay ii Dilaan..” Xil: Cabdi Qaybdiid

XILDHIBAAN CABDI QAYBDIID

Muqdisho(Aftahannews):- Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo shaaciyey inay Sirdoonka Imaaraadku u adeegsadeen Ciidanka Nabad-sugidda Federaalka Soomaaliya oo isku dayey inay dilaan Qaybdiid ahaan.

XILDHIBAAN CABDI QAYBDIID

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID EE CABDI QAYB-DIID KU QABTAY MUQDISHO.

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.con
Hargeysa/Somaliland.