Maryan Mursal Waraysi Xiiso badan oo Hargeysa lagula Yeeshay iyo Heeseheeda Shidan – Daawo

MARYAN MURSAL IYO WERIYE FIHIMA 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Waraysi lala yeeshay Fannaanadda Maryan Mursal Ciise ayaannu ku soo qaadanaynaa Qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinta Aftahannews.com. Waraysigaas ay siisay Horn Cable TV Fannaanaddu siisay oo ay ku soo bandhigtay Heeseheda Badwaynta ah qaarkood.

MARYAN MURSAL IYO WERIYE FIHIMA 2017

 

Fannaanadda Maryan Mursal Ciise Waraysigeeda iyo Heesaha oo ay soo bandhigtay oo dhammaystiran, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.