Daawo Fannaanadda Nimco Cali Migil (Naruuro) oo Soo Saartay Muuqaal Cusub, Heesta Tusaale 2017

FANNAANADDA NIMCO CALI MIGIL (NIMCO-NARUURO) MUUQAAL CUSUB HEESTA TUSAALE 2017

Djibouti(Aftahannews):- Fannaanadda Nimco Cali Migil (Nimco-Naruuro) oo ka tirsan Fannaaniinta Reer Jabuuti, ayaa Muuqaal cusub oo ay soo saartay, isla markaana ku ladhay Heesta Hal-ku-dheggeedu yahay; “Tusaale”, isla markaana Muuqaalkeeda cusub lagu duubay gudaha magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda Djibouti.

FANNAANADDA NIMCO CALI MIGIL (NIMCO-NARUURO) MUUQAAL CUSUB HEESTA TUSAALE 2017

Erayada Heesta Tusaale waxaa Curiyey Cabdillaahi-Jeesto oo sidoo kale Laxankana isagu ku ladhay, waxaa Musiga Tumay Axmed-weli Furinle, waxaana Fiidyaha cusub ee Heestan iyo Qaabka ay u dhacayso iyo sida ay Fannaanaddu u Sharraxayso Farriinta ay Heestu xambaarsantay ee ay dareenka ku gudbinayso idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.