Khadra Dheeman oo Soo Saartay Muuqaal Shidan iyo Hees Cusub 2017 – Daawo

FANNAANADDA KHADRA DHEEMAN HEES CUSUB IYO MUUQAAL CUSUB ANAA KAA QUUSAN WAAYEY 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Cusub ee Heesta iyada lafteedu dhawaan soo baxday ee “Anaa Kaa Quusan waayey” Taas oo ay ku luuqayso Fannaanadda Khadra Dheemman.

FANNAANADDA KHADRA DHEEMAN HEES CUSUB IYO MUUQAAL CUSUB ANAA KAA QUUSAN WAAYEY 2017

 

Heestan waxa Curiyey ama Hal-abuuray Abwaan Geestiir, Waxaana Muuqaalkan Cusub Duubay oo ku faro-yaraystay Maahir Studio oo Xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa, waxaanannu idiinku soo gudbinaynaa Fiidyaha cusub Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.