Guuleed Simba oo Hees Cusub iyo Muuqaal Cusub Soo Saaray 2017 – Daawo

Filed under: Suugaanta & Dhaqanka |

Aftahannews / Qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteenna Aftahannews.com, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub iyo Muuqaal cusub oo uu soo saaray Fannaanka Codka wacan ee Guuleed-Simba.

GUULEED SIMBA OO HEES CUSUB IYO MUUQAAL CUSUB SOO SAARAY 2017

Waxaanad Heestaas iyo Fiidyeheeda cusub-ba kaga bogan kartaan Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.

Share Button

You must be logged in to post a comment Login