Muuqaal Cajiib ah iyo Hees Cusub Ubax-Fahmo 2017 – Daawo

FANNAANADDA UBAX FAHMO HEESTA SIRTA NACABKA HA U FURIN 2017 NEW VEDIO

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanadda Ubax Daahir Ismaaciil (Ubax-Fahmo), ayaa soo saartay Hees Cusub oo lagu ladhay Muuqaal yaab leh ama Qurux badan oo uu Duubay, isla markaana Diyaariyey Maahir Studio oo ku yaalla magaalada Hargeysa. Heestaas ayaannu qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinta Aftahannews.com ku soo qaadanaynaa.

FANNAANADDA UBAX FAHMO HEESTA SIRTA NACABKA HA U FURIN 2017 NEW VEDIO

Heestaas Cusub oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “SIRTA NACABKA HA U FURIN”, Waxaannu iyadoo dhammaystiran, Muuqaalka iyo Cod-ba, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawashow acan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.