Fannaanadda Shugri Ladan oo Soo Saartay Hees Cusub iyo Muuqaal Cusub – Daawo

SHUGRI LADAN HEES CUSUB IYO MUUQAAL CUSUB 2017

Holland(Aftahannews):- Waxaannu qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteenna Aftahannews.com, idiinku soo gudbinaynaa Hees Cusub oo ay soo Saartay Fannaanadda Shugri-Ladan, Taas oo hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Xaasidka’, isla markaana Muuqaal cusub ay ku ladhay Fannaanaddu.

SHUGRI LADAN HEES CUSUB IYO MUUQAAL CUSUB 2017

Waxaannu Heestaas ay soo saartay Fannaanadda Shugri-ladan, aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.