Daawo Sida loogu Ciyaaray Heesta Xariir – Shugri Ladan iyo Mubaarik Daacad Live Shaw Ciidal-Adxa 2017

MUBAARIK DAACAD IYO SHUGRI LADAN SHAWGA CIIDAL-ADXADA EE HOLLAND 2017

Rotterdam(AFNS):- Boggeenna Dhaqanka iyo Suugaanta Aftahannews.com, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Heesta Xariir oo ay ku wada luuqanayaan Faanniinta Shugri Ladan iyo Mubaarak Daacad, taasoo ay hore u wada qaadi jireen Fannaaniinta Reer Jabuuti ee Nuur Dallax iyo Mako-yar.

MUBAARIK DAACAD IYO SHUGRI LADAN SHAWGA CIIDAL-ADXADA EE HOLLAND 2017

Hase-yeeshee, Heesta waxa soo cusboonaysiiyey, isla markaana hadda dib u soo qaaday Fannaaniinta Mubaarak Daacad iyo Shugri Ladan oo ku soo bandhigay Bandhig-faneed ay Ciidal-adxa 2017 ku qabteen magaalada Rotterdam ee dalka Netherland.

Heestaas oo Dad badan oo Bandhig-faneedka Fannaaniinta ka qaybgalay si diirran ugu dheelayaan ama ugu ciyaarayaan, labada Fannaanna si wacan ugu luuqaynayaan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.