Samsam Sharaf “Jacayl Arag Ka Beermay” Hees Cusub iyo Muuqaal Cajiib ah New Vedio 2017

SAMSAM SHARAF HEESTA CUSUB EE JACAYL ARAG KA BEERMAY NEW SONG 2017

Hargeysa(AFN):- Hees cusub oo Macaan oo ay ku luuqaynayso Fannaanadda Samsam-Sharaf, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteennan Aftahannews.com, waxaana Heestaas Hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Jacayl Arag ka Beermay’, taasoo uu Curiyey Hal-Abuur Maxamed Jabuutaawi.

SAMSAM SHARAF HEESTA CUSUB EE JACAYL ARAG KA BEERMAY NEW SONG 2017
SAMSAM SHARAF HEESTA CUSUB EE JACAYL ARAG KA BEERMAY NEW SONG 2017

Haddaba, Muuqaalka Heestan oo uu Xeebta Berbera si gaar ah ugu soo duubay Maahir Studio oo soo saaristeeda leh, isla markaana Muuqaallo hadlaya koobsatay, idiinka hordhici mayno oo Falanqayn badan uma baahna Nuxurka Heestani, ee waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.