Daawo Khadar Keeyow iyo Egland Shaw Heesta Xamar iyo Qisada ay ku timi 2017

KHADAR KEEYOW IYO EGLAND SHAW QOSOLKA 2017

Nairobi(AFSN):- Waxaan qaybteenna Suugaanta iyo Dhaqanka ee Aftahannews.com, idiinku soo gudbinaynaa Fannaanka Khadar Keeyow iyo Weriye Egland Shaw oo Barnaamijkeeda England Shaw ee ka baxa Telefeshinka RTN mid ka mid ah Heesihii uu ku soo bandhigay oo ay ka mid tahay Heesta Xamar iyo Qisada dhabta ah ee ay ku timi.

KHADAR KEEYOW IYO EGLAND SHAW QOSOLKA 2017
KHADAR KEEYOW IYO EGLAND SHAW QOSOLKA 2017

Heestaas oo ah Heesta; “XAMAR” oo ka mid ah Heesihii ugu dambeeyey ee uu Fannaan Keeyow soo saaro sannadkan 2017-ka, waxaanu ka sheekeeyey Qisada Heestaas laga Curiyey, taas oo uu Hal-abuuray Daahir Calasow oo ku timi xaalad Jacayl oo dhab ah sida uu Fannaanku ka sheekeeyey, waxaanannu idiinku soo gudbinaynaa Qisadaas iyo Heestaas-ba, Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.