Daawo Fannaaniinta ku Kulmay Barnaamijka Heesaaga iyo Hal-abuurka + Heeso Cusub

Hargeysa(AFNS):- Qaybta Suugaanta iyo Dhaqanka ee Warbaahintan Aftahannews.com, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa mid ka mid ah Barnaamijyada Heesaaga iyo Hal-abuurka ee uu Baahiyo Telefeshinka Bulsho.

Barnaamijkan Heesaaga iyo Hal-abuurka ee Bulsho TV oo ay daadihiso Weriye Muuna Saqadhi waxaa ku kulmay qaybtan aan idiin soo gudbinayno ee toddobaadkan baxay Fannaaniin Wiilal iyo Gabdhaba isugu jira, kuwaas oo soo bandhigay Heeso macaan oo kuwo cusub u badan.

Fannaaniintan oo kala ah Hibaaq-Gobaad, Raxma-Rasmi, Sahra-Kiin, Samda-Sweet, Axmed Rays, Cabdijibaar Gacaliye, Cali-Zaki iyo Maxamed Aadan, waxaaannu Heesaha ay soo bandhigeen iyo guud ahaan Barnaamijkaasi sidii uu dhacay-ba idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.