Heesta Heego: Daawo Muuqaal Qurxoon oo laga soo duubay Fannaanadda Hibaaq Gobaad

FANNAANADDA HIBAAQ-GOBAAD OO MUUQAAL CUSUB LAGA SOO DUUBAY HEESTA HEEGO

Hargeysa(AFN):- Fannaanadda Hibaaq-Gobaad oo ka mid ah Fannaaniinta Kooxda Dayax Band oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa soo saartay Heesta Heego iyo Muuqaal cusub oo ay si gaar ah ugu soo ladhay dhawaan.

FANNAANADDA HIBAAQ-GOBAAD OO MUUQAAL CUSUB LAGA SOO DUUBAY HEESTA HEEGO
FANNAANADDA HIBAAQ-GOBAAD OO MUUQAAL CUSUB LAGA SOO DUUBAY HEESTA HEEGO

Heesta Heego waxa Curiyey Aadan Garaad, Laxankana waxa ku ladhay Deeqa-Shacni, Musicga Macaanna waxaa Tumaya Muusishanka gacanta macaan ee Maxamed Xaaji Xasan, waxaana Codkeeda raacisay Hibaaq-gobaad. Muuqaalka quruxda badan waxaa ku ladhay Rasmi Films, waxaanan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho Habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.