Fannaanadda Xamda-yar iyo Muuqaal Cusub Heesta Tilifoon (Teleefan) Daawo

FANNAANADDA XAMDA-YAR MUUQAALKA HEESTA TELEEFAN

Aftahannews.com / Hargeysa:- Fannaanadda Xamda-yar, ayaa soo saartay Muuqaal cusub oo qurux koobsaday, kaas oo uu ka duubay Ibraahin Eagle, isla markaana ay ku ladhay Heesta Taleefan oo uu si dareen leh u tumay Muusigaystaha Maxamed Xaaji Xasan, isla markaana duubay 3MMedia Production Studio oo ku yaalla magaalada Hargeysa.

FANNAANADDA XAMDA-YAR MUUQAALKA HEESTA TELEEFAN
FANNAANADDA XAMDA-YAR MUUQAALKA HEESTA TELEEFAN

Erayada Heesta Telefoon ama Tilifoon waxaa Curiyey Abwaan Jamaal Liibaan, Laxanka waxaa sameeyey Axmed Cawad, Musigana waxaa ku ladhay Maxamed Xaaji, waxaana Muuqaalkan yaabka leh idiin Duubay Ibraahin Eagle, waxaanan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.