Daawo Ifraax Kalgacal iyo Muuqaalka Heesta Laxaw Jacayl

FANNAANADDA IFRAAX-KALGACAL HEESTA LAXAW JACAYL 2016

Aftahannews.com/ Hargeysa:- Qaybta Aftahannews.com ee Dhaqanka iyo Suugaanta, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Fannaanadda Codka Macaan ee Ifraax-Kalgacal oo soo saartay Hees cusub iyo Muuqaal qurxoon oo cusub.

FANNAANADDA IFRAAX-KALGACAL HEESTA LAXAW JACAYL 2016
FANNAANADDA IFRAAX-KALGACAL HEESTA LAXAW JACAYL 2016

Heesta Laxaw Jacayl ee ay qaadday Fannaanadda Ifraax-Kalgacal oo lagu ladhay Muuqaal fiican oo uu duubay Ibraahin Eagle, waxaannu Heestaas oo Dareen Jacayl iyo waayihiis xambaaran ama ay ku ladhan yihiin, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.