Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Somalia oo beenisay in hakad ku yimid shaqada Garoonka Diyaaradaha Muqdiaho)

Madax Qaybta Warbaahinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawda Somalia Mudane Maxamed cabdi cisman Faradheere ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamy in hakad ku jiro shaqada Garoonka Aden cade International Airport Muqdiaho waxana uu sheegay inay caawa shaqadu si ka saraysa sidii hore ay u.socdaan duulimaadka diyaaradaha iyo dhamaan shaqada Garoonka Oo 24 saac shaqeeya