Maayer Mooge oo Suuq Cusub ka Furay Hargeysa, Farriinna u Diray Reer Hargeysa

Hargeysa (aftahannews):- Maayerka magaalada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa maanta furay Suuq Cusub oo laga hirgeliyey Hargeysa, isla markaana waxa uu farriin u diray Shacabka reer Hargeysa.

Warka Maayerka magaalada Hargeysa iyo Suuqa Cusub ee uu furay, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-