Laascaanood (aftahannews):- Ciidanka Millateriga Somaliland, ayaa ka hadlay Dagaal qadhaadh oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Warka Ciidanka Qaranka, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-