Somaliland oo War Ka Soo Saartay Dagaal Kulul oo Maanta ka Dhacay Laascaanood

Laascaanood (aftahannews):- Somaliland, ayaa war ka soo saartay dagaal kulul oo Jimcihii maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo dagaal ka bilaabmay lixdii bishan February 2023-ka.

Warka dagaalka maanta Muuqaalkan hoose kaga bogo;-