Ninka ugu gaaban Somaliland oo Farriin u Diray Reer Laascaanood

Ceerigaabo (aftahannews):- Shucayb Xasan Ducaale (Shucayb-gaab) oo ah Ninka ugu gaaban Somaliland, ayaa farriin u diray Madaxda Dhaqanka iyo guud ahaan ahaan Bulshada gobolka Sool oo Shir-beeleed uga socda magaalada Laascaanood.

Shucayb-gaab oo Ceerigaabo kula hadlay Warbaahinta qaarkeed, nuxurka Farriinta uu diray, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-