Wasiirka Beeraha Somaliland oo ka Warramay Xaaladda Wax Soosaarka Saadka ee Dalka

Hargeysa (aftahannews):- Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa ka warramay heerka waxsoosaarka saadka dalka iyo beeraha.

Wasiirka oo kulan la qaatay Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland maanta, ayaa la hadlay warbaahinta kulankaas ka dib.

Muuqaalkan hoose ka daawo warka oo dhan:-