Dowladda Somaliland Maxay ka Tidhi Mowqifka Xisbiyada Mucaaradka ah?

Hargeysa (aftahannews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay mowqifka ay Xisbiyada Mucaaradka ahi ka qaateen dhammaadka muddo xileedka shanta sano ah ee la doortay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo 13ka November 2022-ka oo maanta ku beegnayd ku buuxda, iyagoo hore u sheegay inaanay sharci ahayn muddo-kordhinta labada sano ah ee Golaha Guurtidu u sameeyey.

Shir jaraa’id oo ay qabteen Taliyaha Booliska iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, ka daawo Muuqaalkan hoose:-