Somaliland: Wasiirka Waxbarashada oo Hortegay Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada

WASIIRKA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA SOMALILAND AXMED TOORNO 2020
WASIIRKA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA SOMALILAND AXMED TOORNO 2020

Hargeysa(aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa maanta Hortegay Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada, kuwaas oo su’aalo kala duwan ka weydiiyey shaqada Wasaaradda iyo Dhaqaalaha ka soo gala dhinacyo kala duwan.

Warkaas oo faahfaahsan Muuqaalkan hoose ka daawo:-