War Cusub oo laga Soo Saaray Dhismaha Suuqa Waaheen iyo Ganacsato loo Digay

Hargeysa (aftahannews):- War cusub, ayaa ka soo Kordhay Dhismaha Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa oo gubtay 1-dii April ee sannadkan 2022-ka, waxaana digniin loo diray qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland.

Sida maanta lagu shaaciyey qodobbo ka soo baxay shir ay isugu yimaaddeen Guddiyada Farsamo iyo Dhismaha ee Suuqa Waaheen.

Halkan hoose ka Daawo Warkan oo dhammaystiran:-