Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo kulan la yeeshay Wasiirka Maaliyadda

Hargeysa (Aftahannews)- Guddiga dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa ay maanta kulan balaadhan ay la yeesheen Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire.

Waxaana wasiirka maaliyadda kulankan ku wehelinayay Agaasimaha guud ee wasaaradaasi iyo xubno kale oo ka tirsan wasaarada Maaliyadda.