Muqdisho (Aftahannews)- Waxaa la soo gabagabeeyey wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii ay codeeyeen 328 mudane.
Waxaa goor dhow bilaabanaya tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyaga oo u codeynaye 35 mudane.
Waxaa la tirin doonaa codadka, haddii ay dhacdo in musharrax uu keensado 219 cod isaga ayaa madaxweyne ah, haddii aaney taasi dhicinna waxaa loo gudbi doonaa wareegga Labaad ee doorashada.
Musharixiinta tartamaysa ayaa ka mid ah:-
1: Xasan Sheekh Maxamuud
2: Xuseen Cabdi Nuunow
3:Jamaal Axmed Ibraahim (Tifoow)
4: Mahad Axmed Diiriye
5: Maxamed Cabdiraxmaan Cali
6: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
7: Maxamed Amiin Faarax
8: Maxamuud Daahir Aweys
9: Mukhtaar Maxamed Sayid
10: Nucmaan Sheek Cumar Cismaan
11: Cumar Cabduqaadir Axmed Fiqi
12: Cusmaan Xasan Weheliye (Xasan Bariisc)
13: Ridwan Xersi Maxamed
14: Saciid Ciise Maxamuud
15: Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni)
16: Shariif Sheekh Axmed Sheekh Maxamud
17: Thaabit Cabdi Maxamed
18: Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
19: Cabdi Aadam Hoosow
20: Cabdi Cali Xassan
21: Cabdi Maxamed kuusow
22: Cabbdinaasir Cabdulle Maxamed
23: Cabdinuur Sheekh Maxamed Maxamuud
24: Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame
25: Cabdiraxman Macalin Axmed Maxamed (Ablaal)
26: Cabdiraxman Maxamed Cabdi Xaashi
27: Cabduqaadir Xuseen Maxamed (Jaahwayn)
28: Abdulkadir Cosoble Cali.
29: Cabduqaadir Sheekh CaIi Ibraahim (Baqdaadi)
30: Cabdullaahi Cali Axmed (Caddoow Cali Gees)
31: Cabdullaahi Cali Xasan
32: Abuukar Aadan Cabdulle
33: Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)
34: Bashir Xaaji Cali
35: Xasan Cali Kheyre
36-Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan