Hargeysa (aftahannews):- Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ahna Guddoomiyaha Guddiga gurmadka Abaarta ee heer Qaran, ayaa magacaabay Guddiga qaadhaan ururinta gurmadka Abaaraha oo ka kooban 11 Xubnood oo Ganacsato iyo Culimo isugu jira.
Halkan ka akhriso magacyada Guddiga Madaxweyne Ku-xigeenku magacaabay iyo heerka xaaladda Abaartu marayso:-
