Home » Entries posted by admin2013
Entries posted by admin2013

Showgii Denmark ee Kooxda Liyuu Band -Daawo

Somaliland oo la wareegtay saanaddii Milateri ee saarnayd Markabka MV Shaakir

Comments Off on Somaliland oo la wareegtay saanaddii Milateri ee saarnayd Markabka MV Shaakir
Continue reading …

M Silaanyo oo ka qaybgalay Dabaal-degga Sannad-guurada 21aad ee Ciidammada Qaranka

Comments Off on M Silaanyo oo ka qaybgalay Dabaal-degga Sannad-guurada 21aad ee Ciidammada Qaranka
Continue reading …

Xidhiidhka Talyaaniga iyo Somaliland oo bilaabmay

Comments Off on Xidhiidhka Talyaaniga iyo Somaliland oo bilaabmay

Hargeysa-(Aftahannews)-Tabobar Heer Caalami ah oo qaban-qaabadiisa ay iska kaashadeen jaamacadda Hargeysa iyo Jaamacad ku taalla waddanka Talyaaniga, ayaa maanta  xarunta Jaamacadda  Hargeysa uga furmaya wakiillo ka socda Lix waddan oo ku yaala Mandaqadda Bariga Afrika oo Somaliland ku jirto. Tabobarkan oo noqonaya kii ugu horreeyey noociisa ee Somaliland lagu qabto isla markaana lagaga hadli doono […]

Continue reading …

Reer Burco oo Mudaharaad ku taageeray Go’aan Culimada iyo bulshada ka soo go’ay

Comments Off on Reer Burco oo Mudaharaad ku taageeray Go’aan Culimada iyo bulshada ka soo go’ay

Burco (Aftahannews) Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa si weyn usoo dhaweeyay go’aan Culimadda reer Burco iyo aqoonyahanku ka soo saareen Kooxo maafiyo ah oo la yidhaahdo Tiens ,kuwaasi oo sifo aan la garanayn dhaqaale urursi Burco uga waday mudooyinkii u danbeeyay.shirkad oo lagu Magacaabo TIENS kuwasoo dhalinyaro Hablo iyo inamo […]

Continue reading …

Maxkamad ku taala Jazeerada Malta, oo laba sano oo xadhiga ku riday nin Soomaali ah

Comments Off on Maxkamad ku taala Jazeerada Malta, oo laba sano oo xadhiga ku riday nin Soomaali ah

Malta-(Berberanews)-Maxkamad ku taala Jazeerada Malta, ayaa waxay laba sano oo xadhiga  ku riday nin Soomaali ah, ka dib markii lagu helay inuu u cago jugleeyay laba qof oo dumar ah, kana tirsan Booliska Malta. Maxkamadda, ayaa waxay sheegtay in C/fataax Cabdi oo 20 sano jir ah in uu isku deyay, waxyeelo uu u geysto Booliska, […]

Continue reading …

Maayarka Berbera oo dhagaxdhigay Suuq cusub-daawo

Comments Off on Maayarka Berbera oo dhagaxdhigay Suuq cusub-daawo
Continue reading …

Riwaayadihii Shakespeare Oo lagu soo Bandhigay Somaliland

Comments Off on Riwaayadihii Shakespeare Oo lagu soo Bandhigay Somaliland
Continue reading …

Riwaayadda Showgii Sooraan Iyo Jawaan Jigjiga Q2aad

Comments Off on Riwaayadda Showgii Sooraan Iyo Jawaan Jigjiga Q2aad
Continue reading …

Al-shabaab oo weera cirka ah lagu qaaday

Comments Off on Al-shabaab oo weera cirka ah lagu qaaday

Bbc-(Aftahan)-Ugu yaraan 45 ka tirsan al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar dhinaca cirka oo galabta ka dhacay tuulada Dugule ee gobolka Shabeelada hoose sida uu sheegay guddoomiyaha gobolkaasi, Cabdiqaadir Shiikh Maxamad Nuur (Siidii). Guddoomiyaha oo wareysi siiyay BBC ayaa sheegay in ay hayaan xog ku saabsan khasaaraha uu geystay weerarka cirka, oo uu ku tilmaamay inay […]

Continue reading …
Page 1 of 10123Next ›Last »