Shirkadda BAT oo ku guulaysatay inay Somaliland Keento Tubaakada Afka laga Qaato ee Kansarka Sababta iyo Fududaynta Dowladda

Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo Qoraal uu ku Joojiyey Tubaakada Shan Maalmood ka dib mid kale ku Fasaxay! “BAT, waxay Madaxda Bariga Afrika Siisaa Laaluush si ay sharciga ugu dhaafto….” Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist. Hargeysa(aftahannews)- Shirkadda Tubaakada ee loo yaqaan BAT (British American Tobacco), ayaa ku guulaystay inay … Continue reading Shirkadda BAT oo ku guulaysatay inay Somaliland Keento Tubaakada Afka laga Qaato ee Kansarka Sababta iyo Fududaynta Dowladda