Home » Archives by category » Suugaanta & Dhaqanka (Page 3)

Xabiiba Balballaaf oo Hees Masraxa Ruxday ka qaadday Hargeysa 27 June 2019

Comments Off on Xabiiba Balballaaf oo Hees Masraxa Ruxday ka qaadday Hargeysa 27 June 2019

Hargeysa(AFNS):- Xabiiba Balballaaf oo Hees Jacayl ah ka qaadday Xafladda 42-guurada Xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti ee 27 June 2019 oo lagu qabtay Hargeysa. Heestaas oo masraxa ruxday, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Continue reading …

Xaliima Balballaaf oo Hees cusub u Qaadday Calanka Jabuuti oo 42-Jirsaday Daawo

Comments Off on Xaliima Balballaaf oo Hees cusub u Qaadday Calanka Jabuuti oo 42-Jirsaday Daawo

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Caanka ah ee Xabiiba Balballaaf, ayaa Hees Cusub u qaadday Calanka Jabuuti Xuska 42-guurada ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti xornimada ka qaadatay Faransiiska 27 June 1977-kii, taasoo ku buuxday 27 June 2019, laguna qabtay Hargeysa. Xabiiba Balballaaf oo Masraxa dadkii Xafladda ka soo qaybgalay ruxday, waxaannu heesteeda ay u qaadday Calanka Jabuuti […]

Continue reading …

Nadiira-nayruus Heesta cusub ee “Noloshu waa Qoraal” 2019 – Daawo

Comments Off on Nadiira-nayruus Heesta cusub ee “Noloshu waa Qoraal” 2019 – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Nadiira-nayruus, ayaa Hargeysa ku soo saartay hees cusub oo waano iyo wax u sheeg naf jacayl dhibtii ku keliyeysatay ah, waxaana heesta hal-ku-dheggeedu yahay; “Noloshu waa Qoraal socda”. Haddaba, heestaasi siday u dhacayso iyo sida loogu ciyaaray-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Continue reading …

Nadiira Nayruus iyo Maxamed-BK oo Hees Shidan soo wada saaray 2019 – Daawo

Comments Off on Nadiira Nayruus iyo Maxamed-BK oo Hees Shidan soo wada saaray 2019 – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Fannaaniinta Nadiira Nayruus iyoMaxamed-BK, ayaa wada qaaday oo soo saaray Hees cusub oo ay Bandhiggii Ciidal-fidriga ee sannadkan 2019-ka kaga qayb-qaateen. Heestaas oo ah Hees Jacayl ah, waxa curiyey eradayada Abwaan Guray-dool, laxanka waxa ku ladhay Maxamed-BK, halka uu Muusikadana tumay Digaale-yare, waxaana Heesta hal-ku-dheggeedu yahay; “Weli midaan ku garab-dhigoo dhulka maraya maan arag”. […]

Continue reading …

Hodan Abdirahman “Niyada Aan Ka Wada Joogno” Hees Cusub-Daawo

Comments Off on Hodan Abdirahman “Niyada Aan Ka Wada Joogno” Hees Cusub-Daawo

Hargeysa (Aftahannews) – Fanaanada caanka ah ee Hodan Cabdiraxmaan Dheere, ayaa daawaha ka soo qaaday hees cusub oo la yidhaa (Niyada Aan Ka Wada Joogno).   Halkan hoose ka daawo muuqaalka heesta aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Continue reading …

Tix Gabay ah: Isku-tashi iyo Tacab 29/05/2019 – Saleebaan Kalshaale

Comments Off on Tix Gabay ah: Isku-tashi iyo Tacab 29/05/2019 – Saleebaan Kalshaale

Tixdani waxay soo baxday 2/06/2019, waxaanan curiyey 29/05/2019. Waxaanay ka hadlaysaa Sooyaalkii Taariikheed ee ay Somaliland soo martay iyo marxalada ay maanta marayso, iyadoo dhiiri-gelinaysa mashruuca Shaqo-qaran ee ay Xukuumaddu iminka bilowday, taasoo ay tixdu talo iyo tusaaleba siinayso Dhalinyarada ka soo baxay dufcadii 1-aad. Waxaanu ku bilaamay sidan: Haddii Gabay Tilmaan leeyihiyo Tuf iyo […]

Continue reading …

Maansada Geed-lab Qaran – Maxamed Jaamac Xaashi (Abwaan Boodhari)

Comments Off on Maansada Geed-lab Qaran – Maxamed Jaamac Xaashi (Abwaan Boodhari)

Waa maanso baroordiiqa oo aan ka tiriyey geeridii Marxuum Xaaji C.kariin Xuseen (Cabdi Waraabe), oo ku geeriyoodey magalada Hargeisa 10-5-2019, kuna Beegnay 6-dii Ramadaan 1440 Hijriyada.                                 Inkastuu guyaal jiro Guud ahaanba nooluhu Ma gafaayo mawdkuyoo Geeridu xaq weeyee Geesi […]

Continue reading …

Ikraan Carraale oo Muuqaal yaab leh iyo Hees cusub soo saartay 2019 – Daawo

Comments Off on Ikraan Carraale oo Muuqaal yaab leh iyo Hees cusub soo saartay 2019 – Daawo

Hargeysa(aftahannews):- Fannaanadda Ikraan Carraale, ayaa soo saartay hees cusub iyo muuqaal yaab leh, kaasoo ka duwan muuqaalladii hore looga bartay iyo qaab ka duwan qaabkii hore ee ay u heesi jirtay-ba. Haddaba, Muuqaalka yaabka leh iyo heesta siday u qaadaysaba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybteenna Suugaanta iyo dhaqanka ee Warbaahinta aftahannews.com, ee muuqaalka halkan hoose […]

Continue reading …

Kiin Jaamac-yare “Xilkii Nolasha” Hees cusub – Daawo

Comments Off on Kiin Jaamac-yare “Xilkii Nolasha” Hees cusub – Daawo

Aftahannews (Suugaan):- Bayjka Suugaanta iyo dhaqanka ee Aftahannews.com, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Fannaanadda Kiin Jaamac-yare oo qaadaysa amma ku luuqaynaysa heesteeda cusub ee Xilkii Nolosha. Muuqaalkan hoose kaga bogo Fannaanadda oo Heestaa si macaan u qaadaysa iyo habkay u dhacayso:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Continue reading …

Qamar-suugaani “Xarumaha Jacaylkeenna” Hees cusub Daawo

Comments Off on Qamar-suugaani “Xarumaha Jacaylkeenna” Hees cusub Daawo

Hargeysa (aftahannews):- Fannaanka Qamar-suugaani, ayaa soo saaray hees cusub oo uu u qaaday Xaaskiisa. Heestaas cidda samaysay, siday u dhacayso iyo magaceedaba, waxa sharraxaya isla fannaanka oo la waraystay. Muuqaalkan hoose ka daawo Heestaas oo la yidhaahdo; “Xarumaha Jacaylkeenna”:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Continue reading …