Dawlada hoose Hargeysa oo shaacisay in ay bilaabayso diwangalinta Ardayda 45 Dugsiyada hoose dhexe

Hargeysa (Aftahannews)- Dawladda hoose ee Caasimada Hargeysa ayaa waxaa ay maanta shaacisay in ay bilaabayso diwaan gelinta Ardayda 45 Dugsi hoose dhexe.

Kulan ay wada yeesheen masuuliyiinta golaha deegaanka Hargeysa iyo Maamulada 45 dugsi hoose dhexe ayaa lagu soo bandhigay qorshe lagu diwaan gelinayo dugsiyadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.