Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Xadhigga Jabuuti Ee Internet-ka Ee La Keenay Berbera

Hargeysa, (Aftahannews)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay jirin xadhig Internet oo Jabuuti leedahay oo la keenayo Berbera, taas oo dhowaan la sheegay in cable Enternet la keenayo Berbera, Boosaaso, Muqdisho iyo Mambaasa.

Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi ayaa xusay in aanu wax rusqad ah ama ogolaansho ah aanay ka haysan wasaaradda, cida kaliya ee cable Enternet keeni karta ay tahay shirkadda SOMCABLE oo xiligii madaxweyne Siilaanyo kooto loogu xidhay shirkadaasi