Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Soo Gebo-gabeeyey Shirka Qorshaha 2020 + Sawirro badan

WASIIRKA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA SOMALILAND AXMED TOORNO 2020
WASIIRKA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA SOMALILAND AXMED TOORNO 2020

Hargeysa(aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo uu wehelinayey Agaasimaha guud ee WW&S Axmed Abokor Maxamed, ayaa maanta si rasmi u soo xidhay shirka qorshe-hawleedka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska ee sannadka 2020-ka.

WASIIRKA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA SOMALILAND AXMED TOORNO 2020
WASIIRKA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA SOMALILAND AXMED TOORNO 2020

Shirkan oo muddo laba maalmood ah ka socday Huteel Kaah ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu dejiyey qorshe sannadeedka 2020 ee ay wasaaradda waxbarashadu ku hawl-geli doonto.

Haddaba, hadallada Masuuliyiinta gunaanadka kulankaas iyo warka ku saabsan oo dhammaystiran, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.