Farxaan Faacuul oo Naqdiyey Hoggaaminta Madaxweyne Biixi iyo Dhammaallada Buur-madoow

FARXAAN FAACUUL OO NAQDIYEY HOGGAAMINTA BIIXI IYO DHAMMAALLADA BUURMADOOW 2020
FARXAAN FAACUUL OO NAQDIYEY HOGGAAMINTA BIIXI IYO DHAMMAALLADA BUURMADOOW 2020

Hargeysa(aftahannews):- Farxaan Faacuul oo ka  mid ah Odayaasha dalkan u soo halgamay, ayaa naqdiyey hoggaaminta Madaxweynaha Somaliland ee wakhtigan Muuse Biixi Cabdi, isagoo sheegay inaanu xilligan dalka u hoggaaminayo si aan laga filayn, waxaanu sidoo kale naqdiyey ujeeddooyinka ka dambeeya farriimaha uu Saxaafadda mariyo Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madoow.

FARXAAN FAACUUL OO NAQDIYEY HOGGAAMINTA BIIXI IYO DHAMMAALLADA BUURMADOOW 2020
FARXAAN FAACUUL OO NAQDIYEY HOGGAAMINTA BIIXI IYO DHAMMAALLADA BUURMADOOW 2020

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Warka Farxaan Faacuul iyo qodobbada uu ka hadlayba, waxaan idiinku soo gudbinaynayaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.