Ikraan Maxabe Heesta Samir – Muuqaal Shidan iyo Djibouti 2020

Djibouti(AFNS):- Fannaanadda Ikraan Xuseen Maxabe oo ka mid ah Hooballada reer Jabuuti, ayaa soo saartay Hees macaan, taas oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “SAMIR”.

Heestaas oo ah hees Jacayl ah, talo, tusaale, tilmaan iyo go’aan-qaadasho ka muuqato erayadeeda, waxaannu habka iyo hannaanka ay u dhacaysaba, idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.