Fannaanadda Ayaan-Hoodo oo Hees Ku Karbaashtay Ragga Naftooda Hafra 2020

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Ayaan-hoodo, ayaa soo saartay Hees cusub oo hal-ku-dheggeedu yahay Nin Hankiisa Hafraaya, heestaas oo ah mid macaan oo ka hadlaysa Nin liita oo Haweenkana liida, siduu yahayna iskala wayn.

Haddaba, Heestaas oo ah hees macaan siday u dhacayso, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.