Niciima Abwaan Qorane oo ka hadashay Jacaylka ay Suugaanta u qabto

Hargeysa (Aftahannews)- Kaalinta suugaanta ee Gabayga iyo leh tirinta Heesaha tuman haweenku waa ay ku yar yihiin, oo badanaa waxaa lagu yaqaan ragga. Wayna adag tahay in la arko Gabadh gabyaysa, ama tirinaysa noocyada kala duwan ee suugaanta marka laga tago buraanburka oo ah bad Haweenka u gaar ah oo lagu yaqaanno.

Haddaba, Niciimo Abwaan Qorane, oo ka mid suugaanleyda Hablaha ee faro ku tiriska ah ayaa waxaa ay ka warantay Jacaylka ay Suugaanta u qabto iyo suugaanteeda jacaylka.

Hoos ka daawo muuqaalka waraysiga

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.