Heesta Go’aan Qaado iyo Codka Macaan ee Nimco Cali Migil – Daawo 2020

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Nimco Cali Migil, ayaa soo saartay Hees macaan oo Muuqaal qurxoonna lagu ladhay, taasoo ah hees Jacayl ah.

Waxaa curiyey Heesta Farxaan Fara-badane, Laxanka waxa raaciyey Laxamaystaha Khaliif, waxaa Musikada ku ladhay Muusigaytaha Saleebaan, Muuqaalkana waxa duubay, soona saaray Saddaam M. Caqli.

Haddaba, Heestaas ay Codka macaan ku qaadayso Fannaanadda Nimco Cali Migil, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.