Kooxda Dayax Oo Hees Ku Weeraray Hoggaaminta Biixi

Hargeysa, (Aftahannews)-Koox ka mid ah kooxaha fannaaninta ah ee ka dhisan caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa hees qiimo leh ku duray xukuumadda Muuse Biixi . Islamarkaanna xukuumadda muuse ugu baaqay inay soo dhaafto Hargeysa.

Heestan oo aad ugu baahday baraha bulshadda oo ay ku luuqanayaan fannaaninta Dayax oo leh”Muusow waxaad noqotay KADARE”

Halkan ka daawo: