Boorama: Dadweyne cabasho ka muujiyay biyo aan la garanayn meel ay ka soo baxayaan oo halis ku haya guryahoodii

Borama (Aftahannews)- Dadweynaha ku nool xaafad ku taal bariga magaalada Boorama ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Biyo aan la garanayn meel ay ka soo baxayaan oo halis ku haya in ay dumiyaan guryahoodii.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka