Xamda Queen oo ka baxday fankii

Hargeysa (Aftahannews)- Fanaanada Caanka ah ee Xamda Qu,een ayaa shaacisay inay Fankii Ka Baxday,Iyadoona ka warantay sababihii ku kaliftay inay ka baxdo waxaanay ku soo koobtey in iyadu isku garan weyday isla markaana go,aan iyada u gaar ah  ay uga baxday.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka