Siyaasi Cabdiraxmaan Dhoore Oo Loo Doortay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland Ee 2019

Aftahan News-(BADHAN)-Siyaasi Cabdirxmaan Maxamuud Maxamed Dhoore Oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Gobolka Sanaag Ayaa Si Rasmi Ah Loogu Doortay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland Ee 2019 Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore waxa uu ka mid yahay siyaasiyiinta miisanka Ku Leh Gobolka Sanaag

 

 

Halkan Ka Daawo