Kala Badh Haweenka Kuma Qanacsana Muuqaalkooda Guud

Baadhitaan Dheer Iyo Xog-ururin ay samaysay dawladda Ingiriiska, ayaa shaaca ka qaadday in kala badh haweenka adduunku aanay ku kalsoonayn muuqaallada wejiyadooda Ilaahay u abuuray.

naag

Hadaba Xogtan oo laga ururiyey 88% ka mid ah haweenka Britain, waxay badankoodu sheegeen in aanay ku kalsoonayn quruxda wejigooda ilaah u dhaliyay, isuna maleeyaan mar walba inay gaboobeen, halka in yar oo ka mid ahna caddeeyeen inay quruxdooda ku qanacsan yihiin ayna isku kalsoonyihiin,

Laakin, Waxa dumarka quruxda u sameeyaa waa kalsoonida, waxaan heerka nololeed ee ugu fiican gaadho markaad aqbasho waxa Ilaahay ku siiyey ee muuqaalkaaga ah. Waxa jira dumar badan oo aan da, ahaan weynayn, balse inta badan ku mashquula inay isa sii qurxiyaan isna cajabiyaan Sidaa waxa tiri Gooodwal oo ah 36 jir ka tirsan haweenka ka qayblay daraasaddan la sameeyay laguna ogaanayay quruxda dumarka ay leeyihiin.

askars4@hotmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.