Horumar Caynkee ah ayaa lagu Sameeyey Cusbitaalka Ceerigaabo?

CEERI-GAABO(AFTAHANNEWS):-Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaana door laxaadleh ka qaadatay horumarka dhanka adeegyada caafimaadka ee CIsbitaalka weyn ee magaalada ceerigaabo .

Isbitaalka weyn ee Ceerigaabo oo ah ka  ugu da’ weyn xarumaha caafimaad ee ka jira magaalada ayaa loogu adeega si hagar la’aan ah bulshada, iyadoo mudooyinkii u dambeeyay lagu sameeyay dib u habayn balaadhan sidoo kale waxa Wasaaradda cafimaadka Somaliland isbadal ku sameesay dhanka maamulka iyadoo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Isbitaalka ceerigaabo Dr Ismaciil Abdilaahi Ismciil oo horumar balaadhan ku sameeyay mudadii yareed ee uu xilka hayay sidoo waxa hadda si toosa uga socodda isbitaalka mashariic ay maalgalinayso sanduuqa horumarinta somaliland ee SDF

Halka Ka Daawo